|
Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan kugu soo dhaweeyo bogan aan u hibeeyey Qadro Daahir iyo inta jecel heesaheeda.
Heesaha ay Qadro qaado oo farabadan iyo anigoo aan wada hayn ayaan waxan ka cudur daaranayaa in aan awoodi waayey in aan soo wada geliyo halkan dhamaan heesaha ay qaaday qadro
Dhageyso oo ku raaxey so heesahan ay kuu qaadayso fanaanadii caanka ahayd Qadro Dahir Cige. Si aad u dhageysato heesahan waxaad u baahantahay Real
Player. hadii aadan haysan riix sawirkan si aad usoo qaadato.
|